Nin Dunida si weyn Caan uga ah oo aroos galaya isaga oo ku xiran Xabsi !!

Aasaasaha  Shabakada ku caan baxday faafinta siraha qarsoon ee Wikileaks ayaa loo ogolaaday in uu aroos galo xili uu ku xiran yahay xabsi si weyn loo ilaaliyo oo kuyaala magaalada London ee dalka Britain. Julian Assange, aasaasaha Wikileaks  oo hada ku xiran xabsiga weyn ee Belmarsh ayaa maamulka xabsiga u ogolaadeen in uu la aqal … Continue reading Nin Dunida si weyn Caan uga ah oo aroos galaya isaga oo ku xiran Xabsi !!